Raysal wasaaraha Ingiriiska oo ku dhawaaqay hadal niyad jab ku ah dadka tahriibayaasha – BBC News Somali

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qof kasta oo doomaha yaryarka ah ku taga dalka Ingiriiska waxaa laga hor istaagi doonaa inuu codsado magangalyo, sida uu dhigayo sharci cusub oo la filayo in lagu dhawaaqo toddobaadka soo socda.

Wasiirada ayaa lagu booriyay in ay waajib ku tahay in a meesha ka saaraan qof kasta oo yimaada UK ee soo mara wadada est adeegsadaan tahriibayaashu sida ugu dhakhsaha badan.

Raysal wasaaruhu wuxuu ka dhigay « joojinta doomaha » mi ka mi ah shantiisa arrimood ee mudnaanta leh.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Suella Braverman ayaa la filayaa inay soo bandhigto sharciga cusub Talaadada.

www.actusduweb.com
Suivez Actusduweb sur Google News


Ce site utilise des cookies pour améliorer votre expérience. Nous supposerons que cela vous convient, mais vous pouvez vous désinscrire si vous le souhaitez. J'accepte Lire la suite